War Cusub Dhageyso: Tarsan “Xildhibanada Degan Degmada Shangaani Midkiiba Kun Dollar Ayaan Ka Rabnaa”.

0

Tarsan-_23Muqdisho (AGGM): Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa goob fagaare ah ka sheegay in Xildhibaanada Barlamaanka Soomaliya Gaar ahaan Kuwa Dagan Degmada Shangaani ee Gobalka Banaadir laga doonayo inay dhiibaan $1000 doolar si loo Gaarsiiyo Dadka Dufaantu ku samaysay Puntland.

Tarsan ayaa waxa kale oo uu sheegay in maanta laso gaba-Gabeyeey Dhaqaale Aruurintii ay kawadeen Magaalada Muqdisho Dhaqalahaas oo shacabka Puntland Gaar ahaan Kuwa ay sameyeen Dufaantii Puntland ku dhufatay.

Iskuu soo wada duuboo Gudoomiye Tarsan ayaa shegay in Xildhibaanada Barlamaanka soomaliya looga Bahanyahay in ay ka qayb Qaatan Gurmadka Puntland.

Halkan Hoose Ka Dhagayso Tarsan

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com