Xog Dhab Ah: Xasan Culusow Oo Ciidamo Badan U Direy Shabeellaha Dhexe

0

madaxweyneMuqdisho(AGGM)Madaxweynaha Dowlada federaalka oo fadeexad cusub ay kusoo baxaday kadib markii la helayay xogag sheegaya in uu lug kulahaa dagaaladii dadka badani ay ku dhinteen ee kadhacay duleedka magaalada Jowhar, kuwasoo udhaxeeyay beela wada daga deegaanadaasi.

Xogtaan oo ay heshay warbaahinta Soomaalida ayaa waxaa lagu sheegay in Xasan Sheekh uu tagay magaalada Jowhar iyadoo dagaaladaan ay socdaan isagoo kulan kula qaatay halkaasi gudoomiya gobolka Shabeelada Dhexe Cabdi Jiinoow, madaxweynaha ayaa cabdi jiinoow usheegay in uu ciidamo udiro dagaaladaasi si ay utaageeraan ciidamadaasi beesha Maxamed muuse oo madax waynaha ay kadhaxeeyso dhalasho madaama ay hal beel kuwada abtirsadaan.

Arintaana waxaa tusaala ah u ah markii uu madaxweynaha booqday Jowhar waxii kadanbeeyay waxaa sii xogeeystay dagaaladaasi iyadoo halkaasi lagu xasuuqay deegaano badan oo ku teedsanaa wabiga Shabeele, tan labaad waxaa dagaaladaasi laga soo wariyay in ay ka qayb qaateen ciidamada Dowlada Federaalka.

Dagaalkaasi waxaa ku geeriyooday dad aad uteri badan boqolaal qoysna ay ku hanta beeleen, arintaana mas’uuliyadeeda waxaa qaadanaya Xasan sheekh oo isaga ku leh leh in labaabi’iyo dad rayad ah oo deegaanadooda laga bara kiciyo.

Hadii aaynu arimahaan qiimayn kusameeyno sidaa ayuu madaxweynaha dowlada Federaalka ku yahay danbiile dagaal, waxaana waajib ah in lahorkeena isaga iyo maamulka Gobolka Shabeelada Dhexe maxkamada cadaalada ah si loogu qaado xasuuqii kadhacay duleedka magaalada Jowhar.

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com