Dhagayso:- Xildhibaanada Beelaha Daarood oo Xal u Raadinaya Khilaafka Sacid iyo Xasan

0

Xildhibaan Nuur Faarax, wuxuu ka mid yahay Mudanayaasha baarlamaanka Somalia waxbaahinta ayuu uga warbixiyay xogta uu ka ogyahay khilaafka madaxdaugu sareysa dalka gaar ahaan madaxweynaha iyo ra’isul wasaaraha .

Wuxuu sheegay in waxa labada mas’uul ay iska hayaan ay tahay habka soo xulista xybnaha cusub ee ka mid noqonaya golaha wasiirada cusub ee Somalia .

Xildhibaanka ayaa sheegay in markii uu khilaafkan soo ifbaxay inuu la kulamay labada dhinac balse ay jirto kala aragti duwanaan aad u fog waxaase uu shaaciyay inay jirto waan waan ay wdaan qaar ka mid ah xunbaha baarlamaanka Somalia.

Wuxuu rajo wanaagsan ka muujiyay xalinta xiisadan kasoo cusboonaatay khilaafka Madaxweynaha iyo Ra’isul waaaraha dalka , waxaana uu sheegay in imika meel wanaasgan ay wax marayaan .

Madaxweynaha Somalia ayaa habeen ka hor ra’isul waaaraha ka dalbaday inuu u hoogsamo hadii kalena uu xilka isaga dego inkastoo uu ka biyo diiday Dr Saacid arintaas.

Xildhibaan Nuur