Ra’iisul Wasaare Shirdoon oo ka hadlay Khilaafka Cusub ee u dhexeeya isaga iyo Madaxwaynaha

0

Wararka ka imaanaya Xarunta Madaxtooyada Vila Soomaaliya ayaa sheegaya wali inaysan jirin wax isbadal ah oo ku yimid aragtidii Madaxwayne Xasan Sheekh ee ku aadanayd inuu iscasilo Ra’iisul Wasaare Shirdoon.

Fariin kooban oo soo dhigay Bogga uu ku leeyahay Facebook Ra’iisul Wasaare Saacid ayuu uga dalbaday shacabka Soomaaliyeed inay isdajiyaan isla markaana ay ka war dhowraan,

14

 

” Waxaan ugu baaqayaa taageerayaasheeyda Muqdisho ku sugan in ay is dajiyaan dulqaadna muujiyaan. Mahadsanidiin” ayuu ra’iisul wasaare Saacid ku yiri farriin kooban oo dhowr daqiiqo un ka hor uu soo dhigay bartiisa Facebook.