Daawo:Al Fanaan Xuseen Shire Iyo Kabiirka Qaylodhaan Oo Boorka Ka Jafay Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed.

0

xoogaDaawo: Al Fanaan Xuseen Shire Iyo Kabiirka Qaylodhaan Oo Booqday Xerada Ciidamada Xalane Iyo Qiiro Qaran Oo Garbaha Leysla Qabsaday.

Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed oo in mudo ah la hagraday ayaa Al Fanaan Xuseen Shire Iyo Kabiirka Qaylodhaan Cabdi Shire waxa ay maalinimadi shalay ahayd boorka ka jafeen, iyadoo goobtiina ay isu badashay goob qiiro iyo wadanimo qof walbood damiir lihi ilmeeyay, Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa bahda Allgalgaduud Media waxa ay leedahay Guuleeysta  Guuleeysta Guuleeysta.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com