Dhagyeso: Sheekh Maxamed Awlibaax ” Masiirka Ummada Hal Nin Malaha”

0

20131009_025904Muqdisho (AGGM): Sheekh Maxamed Awlibaax oo wareeysi dhinacyo badan
taabanaya siiyay idaacada VOA-da ayaa waxa uu sheegay in Masiirka Ummada Jubbooyinka uu lahayn Hal nin ee dadka oo dhan ay leeyihiin.

“Axmed Madoobe waxa uu jabiyay qodob kamid ah qodobadi heshiiski Addis Ababa,waxaan magaalada Muqdisho aniga iyo mas’uuliyiin kale u joognaa in aan ka qeeyb galno shirka ay dowaldda Iclaamisay ee furmaya 21 Oktoobar, shirka Muqdisho kadibna waxaan umma u sheegayaan in magaalada Kismaayo aysan amaan ahayn oo shirka Muqdisho kan xiga lagu qabtaa gobolka Gedo oo kamid ah gobolada Jubbooyinka maadaama uu yahay amaan.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/10/voa-awlibaax.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com