Dhageyso: Ex Xildhibaan Maxamed Amiin” Axmed Madoobe Sacmooje Ma Dhaafi Karo, Kismaayo Ayuuna Ku Oodnaan”.

0

maxamed-aamiinMuqdisho (AGGM): Ex Xildhibaan Maxamed Amiin C/llaahi Cismaan
oo u waramayay bahda saxaafada ugu waramayay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in Horjoogaha maleeshiyo beeleedka Raaskambooni uusan ka talin Doolow ilaa Raaskambooni.

“Axmed Madoobe kama taliyo Doolow ilaa Raaskambooni, sacmooje ma dhaafi karo Kismaayo ayuuna go’adoon ku ahaanayaa…

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/10/Maxamed-Amiin.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com