Dhageyso: Beesha Sheekhaal Jawaab Ka Bixisay Hadalka Ka Soo Yeeray Horjoogaha Maleeshiyo Beeleedka Raaskambooni.

0

top-newsMuqdisho (AGGM): Salaad Cilmi Axmed oo ah gudoomiyaha gudiga Siyaasada beesha Sheekhaal oo maanta bahda saxaafada kula hadlay gudaha magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in Hitler cid ka quwad weeyneed aysan jirin balse la og yahay halka uu ku dambeeyay.

Ma ay jirto cid matasha ama mataleeysa beesha Sheekhaal oo tagaysa madasha Axmed Madoobe sheegay inuu dhigayo magaalada Kismaayo ee ha yimaado Muqdisho.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/10/sheekhaal.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com