Dhageyso: Damaashaadka Sanadguurada 1aad Ee Ka Soo Wareegtay Markuu Xilka Qabtay R/wasaare Dr. Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” Iyo Heesteeni “Balanteenu Waa Shaqo”.

0

somali airlinesWaxaan dhamaan akhristayaasheen sharafta leh ku wargalinaynaa in ilaa maalinta Isniinta oo ay taariikhdu tahay 07/10/2013 in aan idiin soo bandhigi doono habeen walba heeso aanu ugu talogalnay damaashaadka sanad guurada 1aad ee ka soo wareegtay markuu xilka qabtay R/wasaare Dr. Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”.

R/wasaare Saacid ayaa waxa uu xilka qabtay taariikhdu markay ahayd 06/10/2012, sanadguuradi koowaad ee ka soo wareegtay markuu xilka qabtay ayaa ku beegan maalinta Axada soo socota.

Haddaba hamoogaanina akhristeyaal heesaha damaashaadka ee aanu idiin soo bandhigi doono weliba anaga oo fursad idiin siin doona in aad naga dalbataan heestaad dooneysaan adinka oo fariimihiina heesaha iyo hambalyada  ku soo hagaajinaya emailka: allgalgaduud@gmail.com .

Waa Heesteeni “Balanteenu Waa Shaqo”

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/10/balanteenu-waa-shaqo-Somali-nationalist-song.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Somali_Airlines1
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com