Dhegeyso: Wasiirka Khaarajiga Oo Warbixin dheer siiyay Aqalka odayaasha Somaliland

0

Wasiirka-arrimaha-dibadda6-300x281Hargeysa(AGGM)Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa maanta Golaha Guurtida warbixin ka siiyay qorshaha xukuumadda ee la xidhiidha siyaasadda dibadda iyo dhaq-dhaqaaqyadii u dambeeyay ee uu sameeyay intii uu xafiiska hayay.

Fadhigii Guurtida ee maanta oo uu gudoominayay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ahna Ku simaha Gudoomiyaha Md. Siciid Jaamac Cali. waxa halkaasi ka hadlay Wasiirka Arrimaha dibadda waana tan khudbadiisii qeybo ka mid ahi.

 

Dhageyso

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/09/GuurtiArimahadiba.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com