Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Col. Diiriye Warsame Gaani.

0

tacsi1Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa xalay oo ay taariikhdu ahayd 28/09/2013 magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud ku geriiyooday Allaha u Naxariistee Marxuum Col. Diiriye Warsame Gaani.

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media, maamulka iyo shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Col. Diiriye Warsame Gaani, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Gaani, gaar ahaana Maamo Iraado Xaaji Guuleed iyo Walaalaheen Geeseey Diiriye Warasme Gaani iyo Cali Diiriye Warasme Gaani,  waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Col. Diiriye Warsame Gaani, waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Col. Diiriye Warsame Gaani janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com