Toos U Daawo Shirka New Deal Ee Ka Socda Wadanka Belguim-ka Qaybtiisa Labaad Laysugu Soo Laabtey

0

a-new-deal-for-somaliaMuqdisho(AGGM) Waxaan halkan ugu soo bandhigeynaa Akhristayaasha Warbaahinta Allgalgaduud inay toos uga daawadaan shirka New Deal ee ka socda Magaalada Brussels ee Wadanka Belguim kaasi oo looga hadlayo arrimo badan oo khuseeya Wadanka Soomaaliya,waxaana kulankaasi ka qayb galaya wufuud badan oo soomaaliyeed kuwaasi oo ka kala tagay degaano badan oo dalka Soomaaliya ka tirsan.

 

Kulankan ayaa la sheegaya in wajigiisi hore ee maanga dhaqaale badan loo gu yaboohay wadanka Soomaaliya,waxaana la sheegaya in dhaqaalahaas lagu bixin doono horumarinta mashaariicda dawlada iyo Amaanka,waxaana lagu wadaa in kulankaasi wajigisa labaad oo hadda dib u bilaabmay looga hadlo arrimo badan oo xasaasi ah.

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com