Dhageyso: Faaqidaadda Wareysiga Cumar Xamaami Ee VOA.

0

FE3D4CB5-952F-43EE-A69D-6EE91407BA34_w268_r1London(AGGM) Dhagaystayaal waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamij gaar ah oo aanu idinku bedelnay Barnaamijkii Faaqidaada Toddobaadka. Waxa uu ku saabsan yahay waraysigii ay toddobaadkan idaacadda VOA la yeelatay Cumar Shafiiq Xamaami oo sidoo kale loo ya waan Abu Mansuur Al-Amriki. Waxaa kale oo aad maqli doontaan jawaabaha ay waraysigaas ka bixiyeen dawladaha Soomaaliya, Maraykanka iyo Qaybaha Bulahada Soomaalida.

Waxa Barnaamijkan soo diyaarshey Harun Macruuf, waxana la soo jeedinaya  Maxamed Colaad Xasan.

Halka hoose ka dhageyso.

[ca_audio url=”http://realaudio.rferl.org/voa/SO/2013/09/06/fc2580c6-7d1d-4573-9b46-cddd508693b2.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Xigasho: VOAsomali

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com