Dhageyso+Daawo: Ciidamada Ahlusunna Oo Dhoolatus Milatari Ku Sameeyay Magaalada Dhusamareeb.

0

sunaDhuusamareeb (AGGM): Magaalada Dhuusmareeb ee Xarunta Gobolka Galguduud ayaa lagu soo bandhigay Banaanbax iyo dhoolatus milatari oo ay soo bandhigeen Ciidamada Ahlusunna Waljamaca ee gobolka Galguduud.

Dhoolatuuskaan ayaa waxaa lagu waynaynayay halganki Ahlusunna ay soo gaashay xiliyadi Al Shabaab ay goboladaasi ku xooganaayeen sidoo kale Ahlusunna waxa ay soo bandhigayeen Cududdoda milatary, ka dib Dhoolatuskaasi waxaa Saxafada la hadlay Masuuliyiinta Dagmada Dhusamareeb oo uu ka mid yahaya Sheekh Mahad Khaliif Rooble.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/07/Voice_015.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

suna3

suna5

sun4

suna2 suna1 suna

suna6

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com