Dhageyso: Nabadoon Cabdi Warsame Gurux " Dowladda Soomaaliya Waa Inay Ciidamada Kenya Dalka Nooga Saartaa".

0

GURUX111Muqdisho (AGGM): Nabadoon Cabdi Warsame Gurux oo ah afhayeenka golaha guurtida Soomaaliyeed ee Waamo oo wareeysi gaar ah siiyay warbaahinta Allgalgaduud Media isagoo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka warbixiyay sababaha ay u joogaan magaalada Muqdisho iyo waxa uu yahay qorshaha golaha Guurtida Soomaaliyeed ee Waamo.

Nabadoon Cabdi Warsame Gurux ayaa waxa kale oo uu sheegay inay kulamo la qaateen R/wasaare Cabdi Faarax Shirdoon, Wasiirka arrimaha gudaha iyo xubno kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya islamarkaana ay hadda u balansan yihiin inay kulan albaabada u xiran la qaataan Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Waxaa sidoo kale uu Nabadoon Cabdi Warsame Gurux baaq u diray Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/07/Nabadoon-Gurux.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com