Tacsi: Dhambaal Tacsiyeed Oo Loo Dirayo Dhamaan Reer Daahir Gamuure.

0

tacsi1Dhambaal Tacsiyeed: Inaalilaah wa inaa ilayhi Raajicuun, waxaan halkaan uga tacsiyeynaynaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum C/qadar Daahir Gamuure oo kooxda Raaskambooni ay habeen hore Gurigiisa Kala Baxeen kuna dileen Xeebta magaalada  Kismaayo oo Shalay subax laga soo qaaday maydkiisa meeshii ay ku dileen marxuumka, waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu ka waraabiyo janadiisii fardowzo, waxaa dilay gacan ka xaqdaran qaraabdiisiina samir iyo iimaan alaha ka siiyo Aamiin Aamiin Aamiin.


Waxaa Tacsidaan Diraya magacayada hoos ku qoran.

1-Suldaan gurey xaaji faarax.
2- C/ladhiif Maxamed Cade.
3- Axmed C/salaan.
4-C/casiis Maxamed Cigaal.
5-Cabdi C. Geesh.
6- Musdhaf C/salaan.
7-Sheekh Xasan Sheekh Cali.
8-Deeq Cabdille Nuure
9-Deeqo Yuusuf Shire
10- Safiyo Axmed
11- Fardowza Faarax Shirdoon
12- Maxamuud Xaaji Adan
13- Nur C/qaadir Ugaas
14 Maxamed Calanle Amir Calanle

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com