Maryan: Anigana kafantiisa Ayaan Tolay Isagana Naag Ayuu Guursaday (Dhageyso)

0

13612094532Muqdisho(AGGM) Wareysi laga qaaday Haweyney Somali ah oo muddo badan kusugneyd dalka Ingiriiska ayaa iyadoo hadda joogta Cusbitaalka dhimirka lagu daweeyo ee Xabeeb ee Magaalada Muqdisho waxay kaga hadashay arimo farabadan.

Waxay sheegtay Maryan Daahir Sabriye inay ka timid dalka Britain halkaasi oo ay kusoo xanuunsatay cudurka maskaxdana ay kusoo qaaday laakiin waxay sheegtay in hadda xaaladeeda ay wanaagsan tahay.

Maryan waxay tibaaxday in markii ay Ingiriiska joogtay ay ku dadaali jirtay sidii ninkeeda ay ugu dacwoon lahayd oo halkaasi ugeyn lahayd laakiin markii ay muqdisho Caafimaad ahaan utimid ay maqashay in ninkeeda uu naag qabo.

Waxay sheegtay inay qalbigeeda ka goosaneyso ninkaasi oo mar dambe aysan dooneyn inuu xiriir dhexmaro hadda ayaa lagu daweynayaa Xarunta Caafimaadka Xabeeb Public Mental Hospital.

Halkaan ka dhageyso Codka Maryan Daahir Sabriye:-

[ca_audio url=”http://warqaad.com/maryan-daahir/” width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com