Dhambaal Tacsiyeed Oo Loo Dirayo Dhamaan Reer Maxamed C/raxmaan.

0

tacsi1Dhambaal Tacsiyeed: Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waxaan halkaan uga tacsiyeynayaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid marxuum C/risaaq maxamed C/raxmaan oo ku geeriyooday degmada Baardheere ee gobolka Gedo, waxaan halkaan uga tacsiyeynaynaa dhamaan qaraabadii uu kabaxay gaar ahaan caruurtiisii iyo xaasaskiisii iyo walaalihii oo kala ah Sahro Maxamed C/raxmaan, C/qadir Maxamed C/raxmaan, C/rashiid Maxmed C/raxmaan, Ifraax Maxamed C/raxmaan,Sacdiyo maxamed C/raxmaan, Shamso Maxmed C/raxmaan,Ruqiyo maxamed C/raxmaan,Saciido maxamed C/raxmaan, Dhamaantood waxaan leenahay samir iyo iimaan Allaha idinka siiyo geerida ku timid walaalkeen C/risaaq Maxamed C/raxmaan oo ku geeriyooday degmada B/dheere isagana Allaha  ka waraabiyo Janatul Fadowza Amiin Aamiin,Aamiin,

Waxaa Tacsidaan Diraya Dadka Hoos Ku Qoran.

1-Suldaan Gurey Xaaji Faarax
2- Sheekh Adan Bulle Sharlaawe
3-Dr. Axmed Cabdi Guure (Xaange)
4-C/risaaq Xaaji Faarax.
5-Adan Ibraahim Cabdi Julaas.
6-C/qani Xaaji Faarax.
7-Siraad Ibraahim Cabdi Julaas.
8- Gini Yuusuf Xade.
9- Barey Ibraahin Cabdi Julaas.
 
Suldaan Gurey Xaaji Faarax.
gurey44@gmail.com.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com