Tacsi: Dhambaal Tacsiyeed Oo Ku Socda Dhamaan Reer Shariif Cabdullaahi.

0

tacsi1Tacsi: Innaa Lillaahi Wan Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa Tacsi: Dhambaal Tacsiyeed loo dirayaa Dhamaan Reer Shariif Cabdullaahi..

Waxaa Dhambaalkan Tacsida Diraya:

Dr. Cabdirsaaq Faarax Afdheere
Dr. Cabdirshiid Faarax Afdheere
Luul Faarax Afdheere
Daahir Faarax Afdheere
Fartuun Faarax Afdheere
Dr. Ibraahim Faarax Afdheere
Col. Cabdulaahi Faarax Afdheere
Nasra Maxamed.F.Afdheere
Isir Maxamed. F. Afdheere
Axmed Maxamed. F. Afdheere
Mahad Maxamed. F. Afdheere
Istar Maxammed. F. Afdheere
Cismaan Maxamed. F. afdheere
Col. Salaad Nuur shareeco

Dhammaantood waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoysa reer Shariif Cabdullaahi, iyagoo oga tacsiseynayo geerida naxdinta leh ku timid, Dr. Sayid Shariif Cabdullaahi oo ahaa Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka South Africa, kaasoo dhawaan ku geeriyoodey ama ku xijaabtey magaalada Pretoria ee waddanka South Africa, waxaaana ay Illaahey oga baryayaan inuu jannadii Fardowsa ahay ka waraabiyo, ehaladii iyo qoyskii uu ka tegayna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin! Aamiin!

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com