Kulan Looga Soo Horjeedo Joogitaanka Ciidamada Kenya Ee Kismaayo Oo Ka Dhacay Magaalada Oslo Ee Dalka Norway.*Daawo*

0

osloOslo (AGGM): Suldaano, Saraakiil iyo Wadaniyiin Soomaaliyeed oo kulan ku qabtay Oslo Norway ayaa marka ugu horaysa waxay umada Soomaaliyeed ugu hambalyaysay maalinta Qaranimada ee Kowda Luuliyo.

Tan labaad Indheergaradkaan kala matalayay qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa isku raacay in halis ay ku jirta mustaqbalka caruurta iyo dhulka Soomaaliyeed ka dib markii Kenya la soo baxday waji cusub.

Sidaa darteed ayaa dhamaan ka qayb galayaasha shirka waxay isku raaceen in Kenya si deg deg ah uga baxdo Soomaaliya.

Dawlada Soomaaliya ayaa sidoo kale laga cudsaday inay si deg deg ah ugargaarto dadka wax ku yeeloobay Kismaayo.

Hoos ka daawo masawirada Wadaniyiinta Soomaaliyeed ee iskugu timid kulanka.

oslo

oslo1

oslo2

oslo3

oslo4

Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Norway Oo Ku Dayasho Mudan Iyo Bilado Dahab Ah.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com