Daawo Video : Prof Gandi Oo Shalay La Shirey Odayaashi Bac Madowda Wadatey Beena U Sheegaya

0

gaandi_in_gaarissaKismaayo(AGGM) Siyaasiga Maxamed Cabdi Gandi oo ka mid aha Raggi hankoodu ahaa inay noqdaan Madaxweynaha Maamulka Jubbaland isla markaasna ku hungoobay ayaa shalay Odayaashii Bacda Madow kala soo dhoofay Magaalooyinka Gedo Iyo Tuulooyinka Kismaayo shir ugu qabtey magaalada Kismaayo BUUL ku yaala.

Gandi oo Microphoneka ku soo dhawayey odayaasha Bacaha Madow wata ayaa halkaasi ka sheegey in Maxkamad la soo taagi doono dadkii ka dambeeyey dagaaladii kismaayo ka dhacay oo uu ku tilaamay inay ku dhinteen in ka badan70 ruux 100 kalena ku dhaawacmeen,waxaana uu sheegey in Maxkamadda caalamka iyo ururada xaquuqul isaanka loo gudbinayo.

Dhinaca kale waad daawan doontaan Hadalka Prof Gandi waxaa uu daaha ka qaadayaa in Loo baahan yahay in Jubooyina laga dhiso Maamul dadku u wada dhan yihiin,waxaana halkaas kaga muuqanaysa inuusan ku qanacsaneyn ururka raaskambooni iyo Axmed Madoobe.

Waxaad ka daawan kartaa halkan Filimkaas oo socon doona wax yar oo kooban:

Isha Ku hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com