Daawo: Dood Kulul Oo Laysku Farro Saaray Oo Jubbaland Looga Doodayey

0

doorasho11London(AGGM) Xalay waxaa dood kulul qabata Tv-ga Universal isla markaasna waxaa looga doodayey Arrimaha Jubbaland, Doodan oo ahay mid xiiso Badan Ayaa Sababtey In Laysu Faro Saaro . Waxaa halkaas kaga muuqanaya sida umadda soomaaliyeed ugu kala aragti fog tahay arrimaha jubooyinka.

 

 

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com