R/wasaaraha Soomaaliya Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Mowqifka Xukuumadiisa Ee Badda. *Daawo*

0

saacidMuqdisho (AGGM): Raiisul wasaaraha dawlada Soomaaliya Cabdiqadir Faarax Shirdoon Saacid ayaa sharaaxaad ka bixiyay goaano ay gollaha wasiirada Soomaaliya ka soo saareen xadka Badda Soomaaliya.

Raiisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sidoo kale ka hadlaya dagaaladii dhawaanta ka dhacay magaalada Kismaayo.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com