Dhageyso: Faroole '' Waligey Ma Aqbali Doono Dawlad Dhexe,Lay Mana Maqashiin Doono Aniga ''

0

SANYO DIGITAL CAMERAMuqdisho(AGGM) Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo haddda ku sugan wadanka Australia oo dhalashada ka haysto ayaa ka hadlay xaalada dalka soomaaliya,waxaana uu eedeyn u jeediyey dawlada federaalka ee soomaaliya,waxanaa uu ka hadlay arrimo badan oo khuseeya dalka soomaaliya.

Dhinaca kale waxaa uu sheegey in hadii meesha laga saaro maamul goboleedyada aysan ahay macquul ah isla markaasna xita hadii isaga loo doorto Madaxweyna Soomaaliyeed inuusan waligii la maqashiin doonin dawlada dhexe, Waxaana uu sheegey in federaalku yahay wax wacan balse dawlada dhexe ay burburinayso Maamullada dalka ka jira taasi aysan Macquul ahayn.

 

Xigasho: Video-Ga

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com