Waa Gabagabadi Iyo Gabaygeeni Xiisaha Badnaa Ee "Xarbi Sade Iyo Xin Kablalax".*Dhagasyi Wacan*

0

GABAYWaa Gabagabadi Heesaha iyo Suugaanta Aan Ugu Talogalnay Soo Dhaweynta Col. Bare Hiiraale Iyo Gabaygi “Xarbi Sade Iyo Xin Kablalax”.*Dhagasyi Wacan*

“XARBI SADE IYO XIN KABLALAX”.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/04/xarbi-sade-iyo-xin-kablalax.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Gabaygan waxaa curiyay Allaha U Naxariistee Abwaan Maxamed Aden Jaamac (Maaweel).

Allaha u Naxariistee Abwaanka waxuu xilgaas ka gabayay curiyay dhacdooyin si isdaba joog ah u dhexmaray beelahan.

Sida uu abwaanku hordhaca gabayga ku sheegayo waxa ay ujeedadiisu ahayd in uu beelahaas walaalaha ah uu taariikhda diwaan galiyo oo is barbardhigo dhacdooyinka labada dhinacba.

Wargalin: Dhamaan akhristayaasheena sharafta leh waxaan ku wargalinaynaa in Shabakada Allgalgaduud Media caawa ay joojisay dhamaan wararki kale ee ay idiin soo tabin jirtay, waxa ayna ka qeyb qaadaneysaa soo dhaweynta iyo damaashaadka Col. Bare Aden Shire ee magaalada Kismaayo, waxaana idiin soo gudbin doonaa  heeso isdaba joog ah iyo sugaan kale.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com