Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa-innaa Ilayhi Raajicuun Sheekh Axmed Jaamac Calijiir Oo Ku Geeriyooday Magaalada Caabudwaaq.

0

tacsi1Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa-innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Sheekh Axmed Jaamac Cali-jiir oo ku geeriyooday magaalada Caabudwaaq.

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media inagoo ka tiiraanyoonayna geerida ku timid Allaha U Naxariistee Marxuum Sheekh Axmed Jaamac Cali-jiir  waxaan dhambaal tacsiyeed u direynaa dhamaan  Reer Jaamac Cali Jiir, waxaa sidoo kale Tacsidaas mid lamid ah si wada jir ah hawada u marinaya dhamaan qoyska Reer Jaamac Cali jiir iyadoo si qaas ah dhambaalkan tacsida ah ugu socodo dhamaan Ilma Sheekh Axmed Jaamac Cali-jiir meelkastoo ay dunida ka joogaan Illaahayna samir ha idinka siiyo Marxuum Aabe Skeeh Axmed Jaamac, oo Aabe u wada ahaa dhamaan rer Jaamac Cali-jiir.

Illaahay ayaanu u weydiinaynaa in uu Jannaddii ku abaalmariyo Ehelkii uu ka tagay iyo caruurtiisna samir iyo iimaan uu ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Tacsidan waxaa si qaas ah u wada diraja dadka ka ah

1- Cabdikariin Jaamac Cali-jiir kunool Balanbal iyo sidoo kale Ohio

3- Cabdi gureey Jaamac Cali-jiir kunool Kismaayo iyo sidoo kalle Caruurtiisa Dernmak iyo UK.

3-Cumar Jaamac Cali-jiir iyo Hooyo Barni Faarax iyo sidoo kale caruurtooda waxay kuwada nool yihiin Sweden.

4- Deeq Jaamac Calijiir iyo Caruurtiisa kunool Balanbal.

5-Xaliimo cudbi Jaamac Calijiir iyo Caruurteda kunool Balanbal.

6- Canab Jaamac Calijiir iyo Caruurteeda kunool Uk-London

8- Cabdi-samad Aw-Maxamed Jaamac iyo Caruuriitsa kunool USA Ohio iyo Kenya

9- Cabdi-wali Aw-Maxamed Jaamac iyo Caruurtiisa kunool USA Ohio

10- Muuse Aw-Maxamed jaamac kunool USA Ohio

11- Dhuux Aw-Maxamed Jaamac kunool USA Ohio

12-Muxubo Aw-Maxamed Jaamac kunool USA Ohio

13-Cabdiraxmaan Aw-Maxamed Jaamac kunool Balanbal

14- Cali Aw-Maxamed Jaamac kunool Caabuq-waaq

15-Shukri Aw-Maxamed Jaamac kunool Caabud-waaq

16- Cibaado Aw-Maxamed Jaamac kunool Caabud-waaq

17-Khadiijo Aw-Maxamed Jaamac kunool Caabdu-waaq

18-Xaawo Aw-Maxamed Jaamac kunool Caabud-waaq

19-Wiilo Aw-Maxamed Jaamac kunool Balad-xaawo

19- Mako Aw-Maxamed Jaamac kunool Balanbal

20Nuuro Aw-Maxamed Jaamac kunool Balanbal

21-Shamoso Aw-Maxamed Jaamac iyo Hooyo Dahabo Cali dhoore kunool USA Denver

22-Qadro Aw-Maxamed Jaamac kunool Canada

23- Xiireey Cismaan Jaamac kunool USA Ohio

24- Nadiifo Cismaan Jaamac kunool Swezerland

14- Deeqo Ciismaan Jaamac kunool Muqdisho

15- Aamino Cismaan Jaamac kunool

17- Maxamed Cabdi.cadde Jaamac iyo Hooyo Nadiifo Aw-faraax kunool USA Ohio

18- Maxamuud Bashiir Aw-Maxamed jaamac kunool USA Minesoda

19 Falis Bashiir Aw-maxamed kunool Ethopia

20- Amiina Bashiir Aw-maxamed Caabdu-waaq

21 Dahabo Bashiir Aw-Maxamed Finland

22- Deeqa Bashiir Aw-maxamed Finland

23- Jaamaca Bashiir Aw-maxamed Honrkok

24- Maxamed Bashiir Aw-Maxamed Balannal iyo Hooyo Luu Xasan Gurato

25- Wariye. Maxamed Bashiir Aw-Maxamed iyo Hooyo Madiina Maxamed Shire oo kuwada nool Finland

Dhamaan Qoysak rer Jaamac iyo Rer Calijiir meelkastoo ay aduunka ka joogaan waxay Illaahay ka bar yayaan in uu Aabe Sheekh Axmed jaamac Janno Fardowso ku abaal mariyo00, Caruurtii iyo xaasas kii uu ka tagayna Samir iyo iimaan uu ka siiyo Aamiin Aaamiin yaa allaah.

Fiiro gaar ah !!!

Waxaan ka cudu daareeynaa dhamaan reer Calijiir waa qoys balaaran halkana laguma soo koobi karo Ee ciddii maga ciisa ka waaya tacsida waanu ka raali gelinaynaa .

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com