Horjoogaha Maleeshiyo Beeleedka Raaskambooni Axmed Madoobe Oo Looga Yeeray Magaalada Nairobi.

0

Axmed-Madoobe1Kismaayo (AGGM): Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in horjoogaha maleeshiyo beeleedka Raaskambooni Axmed Mdoobe uu maalmaha soo socda uu ku wajahan yahay magaalada Nairobi oo looga yeeray.

Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in horjoogaha ay u yeereen madaxda dowladda Kenya, waloow aan la shaacin waxa loogu yeeray iyo waxa ay ka wada hadli doonaan.

Isku soo wada duuboo ma,ay aha marki ugu horeeysay ee horjoogaha maleeshiyo beeleedka Raaskambooni looga yeero magaalada Nairobi oo ah xarunta uu kasoo qaato amarada lagu hagayo magaalada Kismaayo.

Waxii warkan kasoo kordha kala soco Allgalgaduud Media

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com