Xildhibaan Cabdulaahi Yuusuf Alankey Oo Ka Waramay Arrimo Badan Oo Ay Ku Jiraan Shirka Ka Socda Kismaayo Iyo Maamulkii Dhowaan Loo Magacaabay Gobolka Gedo.*Dhagayso*

0

Alankey3-500x374Muqdisho (AGGM): Xildhibaan Cabdulaahi Yuusuf Alankey oo ka mid ah xildhibaanada kasoo jeeda gobolada Jubbooyinka ayaa isagoo ku sugan magaalada Muqdisho waxa uu wareeysi siiyay dhinacyo badan taabanaya warbaahinta caalamiga ah ee AOL.

Xildhibaanka ayaa ugu horeyntiiba waxaa uu ka warbixiyay socdaalo uu kusoo maray qaar ka mid ah wadanamada caalamka iyo kulamo uu lasoo yeeshay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadamadaas, kaddibna waxuu si faah faahsan uga jawaabay dhamaan su’aalo la xariiray sida uu u arko shirka ka socda magaalada Kismaayo ee la rabo in maamul loogu dhiso saddexda gobol ee Jubbooyinka iyo maamulkii dhawaan looga dhawaaqay gobolka Gedo.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/04/Wareysi_Xildhibaan_Alankey.mp3-audio-mpeg-Objekt.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Source: AOL

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com