Dib U Raaca Taariikhda Gabay: Kismaanyo Xarbi Sade Iyo Xin Kablalax. AUN, Abwaan Maxamed Aden Jaamac (Maaweel). *Dhagaysi Wacan*

0

GABAYDib U Raaca Taariikhda (AGGM): Wali waxaa inoo socda barnaamijkeeni dib u raaca Taariikhda oo aan maanta idiinku soo bandhigayno gabay la magac baxay “XARBI SADE IYO XIN KABLALAX”.

Gabaygan waxaa curiyay Allaha U Naxariistee Abwaan Maxamed Aden Jaamac (Maaweel).

Allaha u Naxariistee Abwaanka waxuu xilgaas ka gabayay curiyay dhacdooyin si isdaba joog ah u dhexmaray beelahan.

Sida uu abwaanku hordhaca gabayga ku sheegayo waxa ay ujeedadiisu ahayd in uu beelahaas walaalaha ah uu taariikhda diwaan galiyo oo is barbardhigo dhacdooyinka labada dhinacba.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/04/Voice_007.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com