Halkan Toos Uga Daawo Xaflad Lagu Taageerayo Moowqifka Dowladda Soomaaliya Ee Arrimaha Maamul U Sameynta Jubbooyinka.

0

News_live_logo_Waxaa hadda si toos uga socda hoolka shirarka Vollsmose Torv magaalada Odense ee dalka Denmark, xaflad lagu taageerayo mooqwqifka ay dowladda Soomaaliya ka qaadatay arrimaha maamul usameynta Jubbooyinka, daawasho wacan.

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com