S/Gaas Diini “Waxaa Imaanaya Isbadal Ciidamadda Waxaana Kula Talinayaa Inay Dalkooda U Shaqeeyaan" *Dhagayso*

0

diiniMuqdisho (AGGM): Taliyaha Ciidamadda Xogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas C/qaadir Sheekh Cali Diini oo saraakiil ka tirsan Dowladda kula hadlayay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay isbadal dhinaca Saraakiisha Dowladda ah inuu imaan doono isla markaana looga baahanyahay Ciidamadda dowladda iyo saraakiisha kalaba inay la shaqeeyaan hadba qofkii meesha la keeno.

Warar maal mihii ugu danbeeyay suuqa ku jiray ayaa sheegayay Taliyaha Ciidamadda Xogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Diini xilka in laga qaadi doono.

Walow uusan Taliyuhu si toos ah u sheegin in isaga xilka laga qaadayo, hadana wuxu tilmaamay isbadal inuu imaan doono.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/03/Cabduqaadir-Sheekh-Cali-diini-oo-Xaqiijiyay-in-isbadal-imaanayo.mp3-audio-mpeg-Objekt3.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com