Wasiirka Gaashaandhiga Oo Soo Dhaweeyay Qaadista Xanibaada Hubka Ee Soomaaliya.*Dhagayso*

0

FIQIMuqdisho (AGGM):Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/xakiim Xaaaji Maxamuud Fiqi ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin Soomaaliya laga qaado xayiraada hubka ee saarnayd mudada dheer.

Wasiirka ayaa sheegay xayiraada hubka ee saarnayd Soomaaliya inay dhibaato wayn ku ahayd xasiloonida dalka Soomaaliya, waxuuna wasiirku hoosta ka xariiqay Soomaaliya inay sida ugu wanaagsan uga faa’iideeysan doonto hubka gacanteeda soo gali doona.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/03/Wasiirka_Gaashaandhiga_Soomaaliya_oo_ka_hadlaya__qaadista_cuna_qabateynta_hubka__ee_soomaaliya_11.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com