Soomaalida Ku Dhaqan Kenya Oo Ka Cabsi Qaba Rabshado Dalkaas Ka Dhaca.

0

cali-ameeriko-safiirka Nairobi (AGGM):Isago wareysi  siineyey knn muqdisho soomaliya safiirka dowlada somaliya ee dalk Kenya maxamed Cali Nuur ameeriko ayauu kaga hadlay xalada dadka soomalida e ku dhaqan dalkaasi iyo sameynta ay ku yeelan karaan rabshado laga fisho xiliyada ay socdaan doorashada wadanakasi.

Danjire Ameeriko  ayaa shaaca ka qadaya in cabsi ku aadan rabshado ka dhaca dalka Kenya inta doorashada socoto ay soo wajahday dadka soomalida sidaasi darteedna ay xiran yihiin ilaa iyo shalay goobihi ganacsi  ee xaafada soomalida ee dagto ee Islii.

Maxamed Cali Nuur Ameriko Danjire soomaaliya ee Kenya  ayaa tilmaamay in safaarada ay u diyaar garoowday hadii ay rabshado dhacaan sidi ay ugu gurman laheyd shacabka soomaaliyeed ee halkaasi ku nool.

Dalka Kenya ayaa ilaa hada waxa ka socota tirinta codadka doorashooyinka dhacay maalinimdi isniinta iyadoona meelaha qaar ay ka dhaceen rabshado waxaan walwalka ugu badan u hayaa shacabka soomaliyeed ee halkasi kunool.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com