Arin Aad Naxdin U Leh: Madaxweynaha Puntland Faroole "Oo Yaa Yiri Shareecada Islaamka Baa Wax Walba Ku Qoran Yihiin"*Dhagayso*

0

faroole1Madaxweynaha Puntland Faroole “Oo Yaa Yiri Shareecada Islaamka Baa Wax Walba Ku Qoran Yihiin”*Dhagayso*

Arintaan ayaa waxaa ka hadlay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka maamul goboleedka Puntland iyo qolyaha u fadwooda falaagada Al Shabaab.

Halkan Hoosse Ka Dhagayso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com