Horjoogaha Maleeshiyo Beeleedka Raaskambooni Axmed Madoobe Oo Sheegay Inuu Yahay Musharax U Tartamaya Madaxweynaha Jubbaland.

0

madoobeKismaayo (AGGM): Hogaamiyaha maleeshiyo beeleedka Raaskambooni ahna horjoogaha maamulka KMG ah magaalada Kismaayo Axmed Maxamed Islaam, (Axmed Madoobe) ayaa shaaca ka qaaday inuu yahay musharax utaagan xilka madaxweynaha Jubbaland.

Isagoo ka hadlayay magaalada Kismaayo ayaa Axmed Madoobe waxaa uu sheegay inuu yahay musharax madaxweyne uuna qaadan doono natiijada kasoo baxda doorashada lagu dhisayo Jubbaland.

Isku soo wada duub oo waxaa illaa hadda la ogeyn shirka maamulka loogu soo sameenayo Jubbooyinka iyo Gedo ee shalay ka furmay magaalada Kismaayo inuu miro dhalayo, madaama mid kamid ah beelaha ugu tur turka weeyn goboladaasay qaadaceen in ay ka soo qeeyb galaan shirkaas.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com