Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Nabadoon Cumar Cilmi Bayle Oo Shalay Ku Geeriyooday Magaalada Caabudwaaq.

0

tacsi1Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa shalay oo ay taariikhdu ahayd 20/02/2013 ku geeriyooday Allaha U Naxariistee marxuum Nabadoon Cumar Cilmi Bayle oo ka mid ahaa nabadoonada ugu caansan ee waqooyiga gobolka Galguduud.

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media Anaga oo ka tiiraanyoonayna geerida ku timid Allaha U Naxariistee Marxuun Nabadoon Cumar Cilmi Bayle, waxaan dhambaal tacsiyeed u direynaa dhamaan qooyski iyo qaraabadi uu ka baxay Nabadaoonka, waxaana Alle Subxaanuhu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Nabadoon Cumar Cilmi Bayle samir iyo iimaan naga wada siiyo janatul fardowzana ka waraabiyo. Amiin Aamiin Aamiin.

Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacsiyeed diraya

Cabdi Aden Ashkir iyo Xaaskiisa

Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com