Falaagada Al Shabaab Ninka U Fadwooda Xasaan "Murtadiin Ayaa Haysta Gobolada Soomaaliya Waa In La Dillaa Indhahana Laga Soo Daadiyaa"*Dhagayso*

0

Xasan-xuseenNairobi (AGGM): Ninka u fadwooda falaagada Al Shabaab ee lagu magacaabo Xasaan Xuseen isaga oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxa uu ku khudbeeyay todobaadki tagay in “Murtadiin Ayaa Haysta Goboladi Soomaaliya Waa In La Dillaa Indhahana Laga Soo Daadiyaa”.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/02/xasaan.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com