Daawo sawirada dadkii lagu laayey Mandheera November 23, 2014 0 Al Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada 28-ruux oo lagu laayay duleedka Magaalada Mandheera ee Gobolka NFD, kadib markii rag Shabaab ka tirsan ay laayeen dad shacab oo gaari bas ah saarnaa