Gaalkacyo(AGGM): Madaxweynaha Mamaulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ka hadlay Dil Garoonka Gaalkacyo loogu geeystay Labo Sargaal oo u dhashay Dalalka Fanaca iyo Ingariska.
Qeybdiid ayaa Tacsi u Diray Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Max’ed cali Gaas,waxaana uu sheegay in Maamulka Puntland uu oga Tacsiyeenayo Falkaasi Foosha Xun ee ka dhacay Gaalkacyo.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Audio PlayerIsha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com