Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Cumar Cameey oo wareysi gaar ah siiyay idaacada Kulmiye ayaa waxa uu sheegay in Go’aamadii kasoo baxay Shirkii Maamul Goboleedyada ee ka dhacay Garoowe uu ahaa mid RIYO MAALMEED AH”.
Home Dhacdooyinka Todobaadka DHAGEYSO:- Cameey “Go’aamadii kasoo baxay Shirkii Maamul Goboleedyada ee Garoowe waa RIYO...