Wasiirka Beeraha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku eedeeyay dowlada dagaalada ka socda magaalada Marko wuxuuna sheegay inay dayaceen waajibaad looga baahnaa inay si deg deg u qabtaan.
Wasiirka ayaa sheegay in arin siyaasadeed ay tahay dagaalada ku soo laab laabanaaya gobolka Shabeelaha Hoose.
Halkaan ka dhageyso