Waxaa magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka J/Hoose si rasmi ah uga furmay todobaadka dhaqanka iyo Farshaxanka oo socon doono Mudo todobaad ah.
Sidoo kale Waxaa ololahaan ujeedkiisu yahay dib u soo nooleynta dhaqanka iyo farshaxanka ayaa waxaa iska kaashaday Wasaaradda Warfaafinta ee Maamulka Jubbaland.
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Jubaland C/Nuur Cali Aadan ayaa si rasmi ah u furay Barnaamijkaan, waxa uuna ugu ka furay xarunta cayaaraha ee xaafadda Calanleey Degmada Kismayo.
Hoos ka Daawo Sawirada:-