Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 1-9-2015 siweyn loogu soo dhaweeyey deegaanada Dhagaxyacade, Beyra, Xera jaalle iyo Degmada Galdogob ee Gobalka Mudug.
HOOS KA DAAWO WARBIXIN: