Magaalooyinka dalka Koonfur Afrika waxa ka sii soconaya boobka loo gaysanayo goobaha ganacsi ee Soomaalida ay ku leeyihiin dalka Koonfur Afrika
Boobkan ayaa loo gaystay, in ka badan 40 dukaan oo ku yaala Magaalooyinka ku dhaw Dhaw Joohanisberg.
Dalka Koonfur Afrika ayaa lagu soo waramayaa in uu wali ka taagan yahay dilka iyo boobka lagu hayo Soomaalida halkaasi ku sugan.
Halkan ka dhageyso: