Dhageyso:Al-shabaab oo sheegay in ay Deynuunay Hastaan

0

Kooxda Al-shabaab ayaa sheegay in ay la Wareegeen Deegaanka Deynuunay ee Gobolka Baay,kadib mar Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay iskaga baxeen Deynuunay.

Cabdi Casiis Abuu muscab Afhayeenka Al-shabaab ee Dhanka howlgalka ayaa sheegay in ay hada si buuxda u maamulaan Degaanka Deynuunay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com