Muqdisho(AGGM): Gudoomiyah Cusub ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa Codsaday in Ciidamo Maleeshiyaad ah oo Degmada Buuxdhaafiyey laga aruuriyo Degmada Hodan.
Waxaana Ciidamadaas la sheegay in Dhac iyo Dil ay Dagmada ka geeystaan Xiliyada habeenkii ah,kuwaas oo ku labisan Dariiska Ciidamada Milatariga Soomaaliya.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codaka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com