Kismaayo(AGGM): Raisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya C/wali Sh Axmed ayaa Xalay ku Hoyday Magaalaka Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.
Wararka ayaa sheegaya in Raisul C/wai oo maanta kulan la qaadan doono Bulshada Magaalada Kismaayo,
C/wali sh Axmed ayaa waxaa uu Booqashadiisa ay qaadan Doontaa Mudo saddex maalin ah sida uu sheegay Raisul wasaaraha uu joogi doono Magaalada Kismaayo.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Audio PlayerIsha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com