Kismaayo(AGGM): Saraakiil ka tirsan Ciidamada XDS ayaa wali ku Xaniman Garoonka Magaalada Kismaayo,ayadoona Maanta loo dabaal dagayo Maalinta Aas aaska Ciidamada XGS.
Cornel Max’ed Buule oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay u Xiran yihiin QM sidaana lagu wargaliyey.
Waxaa lagu wadaa Maanta markii Magaalada Kismaayo uu tago raisul wasaare C/wali Sh uu arrimahaasi si qoto dheer oga hadlo.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com