Baydhabo(AGGM): Dab Khasaaro hantiyeed Geeystay ayaa Xalay ka kacay Suuq ku yaala Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.
Dabka ayaa waxaa uu Burburiyey Guryo farabadan iyo Dukaamo kuyaala Suuqa Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.
Ganacsade Xuseen Xaaji oo ka mid ah Dadka Hantidooda ay Basbeeshay ayaa Warbaahinta u sheegay in Dukaamo badan oo kiisii uu kujiro uu Dabku gubay.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Audio Player
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com