Dhageyso:Saraakiisha Gedo oo Shacabka Buurdhuubo Codsi u diray

0

Buurdhuubo(AGGM):Kulan looga hadlay Amaanka ayaa Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo,waxaa ku wada Qaatay Saraakiisha Dowladda iyo kuwa Itoobiya.

Cali Mataan Cali oo ka tirsan Saraakiisha Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in Kulanka lagu lafo guray Amaanka iyo sidii Shacabka iyo Dowladda ay u wada shaqeyn la hayeen.

Waxaa uu intaa ku daray in Shacabka ay Balan qaadeen Gacan siinta Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM.

Halkaan Hoose ka dhageyso

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com